Mohamed Salah Oo War Weyn Kasoo Saaray Qorshihiisa Mustaqbalka Liverpool

Mohamed Salah wuxuu rumeysan yahay inuu ciyaari karo ilaa uu ka gaarayo da’da 40 sano.

“Waan joojin doonaa ciyaaraha marka aan dareemo in waqtigeyga la joogo.

“Haddii aad i weydiiso ra’yigayga, waxaan aaminsanahay inaan ciyaari karo ilaa 39 ama 40 sano jir, balse waan ka tagi doonaa kooxda xilli hore haddii aan dareemo inaan doonayo inaan howlgab noqdo. Waxaan gaaray guulo badan.looma baahna inaan nafteyda qadbo.

“Qandaraaskeyga Liverpool wuxuu ku dhowaa inuu dhamaado, waxaana u dhaqaaqi lahaa Saudi Arabia, balse waxaan xilli dambe go’aansaday inaan la dhammeystiro qandaraas heshiis kordhin kooxda” ayuu yiri garabka weerarka Liverpool oo la hadlayey kanaalka ON Sports ee dalka Masar.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

- Advertisment -

Football