Lamine Yamal Oo Magacaabay Tababarihii Iyo Goolhayihii Ugu Fiicnaa Champions League Xilli Ciyaareed Kaan

Lamine Yamal oo Enrique iyo Donnarumma u dooratay tababaraha iyo goolhayaha ugu fiican Champions League.

Lamine Yamal ayaa rumeysan in tababaraha iyo goolhayaha ugu fiican Champions League xilli ciyaareedkan ay ka imaan karaan kooxda PSG.

“Tababaraha ugu fiican ee Champions League? Luis Enrique,” ayuu yiri Lamine.

“Goolhayaha ugu fiican? Gianluigi Donnarumma.”

Waxaa kale oo uu Lamine bixiyay doorashooyin kale oo xiiso leh:

Ciyaaryahanka ugu fiican ee Champions League xilli ciyaareedkan? Raphinha

Qadka dhexe ee ugu fiican? Pedri iyo Vitinha

Difaaca ugu fiican? Willian Pacho

Doorashooyinkiisa ayaa ah kuwo xiiso leh, waxayna muujinayaan in da’yarku si dhow ula socday tartanka Champions League sanadkan.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

- Advertisment -

Football