Kulamada Maanta Laga Ciyaarayo Horyaalada Qaaradda Yurub, Saacadaha La Daawan Doono & Safafka Macquulka Ah.

Maanta waxaa jira kulamo badan oo laga ciyaari doono horyaalada kala duwan ee qaaradda yurub, gaar ahaan shanta horyaal ee ugu waaweyn, kulanka ugu culus waa midka dhexmari doona labada kooxood ee Manchester City & Chelsea, balse sidoo kale kulamo kale ayaa jira oo laga ciyaari doono horyaalada waaweyn.

HORYAALKA PREMIER LEAGUE:

3:30 Galabnimo AFC Bournemouth? – ? Liverpool

6:00 Maqribnimo Arsenal? – ? Huddersfield Town

6:00 Maqribnimo Burnley? – ? Brighton & Hove Albion

6:00 Maqribnimo Cardiff City? – ? Southampton

6:00 Maqribnimo Manchester United? – ? Fulham

6:00 Maqribnimo West Ham United? – ? Crystal Palace

8:30 Fiidnimo Chelsea FC? – ? Manchester City

10:45 Habeenimo Leicester City? – ? Tottenham Hotspur

HORYAALKA TALYAANIGA:

5:00 Galabnimo Napoli? – ? Frosinone

8:00 Fiidnimo Cagliari? – ? Roma

10:30 Habeenimo Lazio? – ? Sampdoria

HORYAALKA SPAIN:

3:00 Galabnimo Atletico Madrid? – ? Deportivo Alaves

6:15 Maqribnimo Valencia? – ? Sevilla

8:30 Fiidnimo Villarreal? – ? Celta Vigo

10:45 Habeenimo RCD Espanyol? – ? Barcelona

HORYAALKA BUNDESLIGA:

5:30 Galabnimo Bayer Leverkusen? – ? Augsburg

5:30 Galabnimo FC Bayern München? – ? 1. FC Nürnberg

5:30 Galabnimo Schalke 04? – ? Borussia Dortmund

5:30 Galabnimo Freiburg? – ? RasenBallsport Leipzig

5:30 Galabnimo Wolfsburg? – ? Hoffenheim

8:30 Fiidnimo Hertha BSC? – ? Eintracht Frankfurt


Kulamadaan ayaa ka jira horyaalada kala duwan ee qaaradda yurub, sidoo kale kooxaha waaweyn ee ciyaaraya iyo shaxaha ay kusoo shirtagi karaan kulamadooda.

Bournemouth: Begovic; Francis, S Cook, Ake, Daniels; Brooks, Surman, Lerma, Fraser; King, Wilson

Liverpool: Alisson; Alexander-Arnold, Matip, Van Dijk, Moreno; Fabinho, Keita; Shaqiri, Firmino, Lallana; Sturridge


Arsenal: Leno; Bellerin, Mustafi, Sokratis, Kolasinac; Xhaka, Torreira; Iwobi, Ozil, Aubameyang; Lacazette

Huddersfield: Lossl; Zanka, Schindler, Kongolo; Hadergjonaj, Williams, Hogg, Mooy, Durm; Pritchard, Depoitre


Manchester United: De Gea; Valencia, Smalling, Rojo, Young; Matic, Herrera; Mata, Pogba, Rashford; Lukaku

Fulham possible: Rico; Christie, Odoi, Mawson, Le Marchand; Chambers, Seri; Schurrle, Cairney, Sessegnon; Mitrovic


Espanyol: Diego Lopez; Javi Lopez, Duarte, Hermoso, Vila; Perez, Darder, David Lopez, Granero, Piatti; Iglesias

Barcelona: Ter Stegen; Semedo, Pique, Lenglet, Alba; Arthur, Busquets, Rakitic; Coutinho, Suarez, Messi