Isku Aadka Semi-finalka Tartanka Koobka Adduunka Ee Kooxaha Oo La Soo Saaray

Kooxda Real Madrid ayaa iska xaadirisay wareega afar dhamaadka Club World Cup kaddib markii ay 3-2 kaga adkaatay Borussia Dortmund.

Natiijadan waxay ka dhigan tahay in hadda kaliya soo baxeen afar kooxood oo ka mid ah 32-dii koox ee tartanka ka qeyb gashay.

Waa kan isku aadka semi-finalka:

Chelsea vs Fluminense

Real Madrid vs Paris Saint-Germain (PSG)

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

- Advertisment -

Football