Daawo: Zlatan Ibrahimovic Oo Soo Xushay Shaxdii Ugu Fiicnayd Ee Uu Abid Ka Soo Garab Ciyaaray & Barcelona Oo Xiddigaha Ugu Badan Ku Leh, Miyuu Isagu Ku Jiraa

Weeraryahanka reer Sweden ee Zlatan Ibrahimovic ayaa u soo ciyaaray kooxo badan oo reer yurub ah waliba kuw ugu waaweyn ka hor intii uuna ka tagin Yurub kuna biirin horyaalka dalka Maraykanka ee LA Galaxay.

Khabiirka reer Sweden ayaa doortay shaxda ugu fiican xiddigihii uu ka soo garab ciyaaray intii uu joogay kooxaha kala duwan ee yurub iyo waliba kooxdiisa haatan.

Zlatan Ibrahimovic ayaa Shaxdiisa ugu fiican abid ee uu ka soo garab ciyaaray si lama filaan ah ugu soo daray xiddig u ciyaara kooxda LA Galaxay xiddigaas oo ah isaga Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan