DAAWO | X-X Q=32aad 10 Xidig oo Qiyaanay Xaasaskooda Miyey halmaameen iney Bulshada kudayato ?

Kulanti wacan oo wanaagsan daawaydaasheena qiimaha & qadarinta inaga mudan waxaad kusoo dhawaataan xalqadii 32aad ee Xubinta Xaqiiqooyinka xidigaha.
Xubintan oo aad si toos ah ugala socaneysaan Bogeena ayaa maanta waxaanu ku eegi doonaa Xalqada 32aad.
Xidigo badan oo kubada cagta waxey ku dhacaan ceelka khiyaanada Guurka kadib marka ay Halaqmaan dibin daabyada dumarka qurxoon, Waxaana mararka qaarkii halamaamaan iney kudayasho u yihiin dad badan Oo dunidan kunool marka ay timaado kubadda Cagta, waxaana haleela Fadeexado lumiya Jaceelkooda & booskii ayku Lahaayeen quluubka Jamaahiirta kubadda Cagta.

Waa Xidigo soo Ciyaaray Kubadda cagta oo meesha ugu sareysa ka istaagay Liiska madow, Warbixintan waxaan ku eegi doonaa Xdigahaasi waxaana qeyb ayka tahay Xubnaheena Taxanaha ah ee Xaqiiqooyinka Xidigaha oo aan Maanta idinkugusoo gudbin doono 10 Xidig oo Xaasaskooda Khiyaanay.

1. Masout Ozil:- Warbaahinta ayaa Cadeysay in Wiilka Arsenal & Xulka Jarmalka uu khiyaanay Saaxiibadiisa Fanaanadda Popka Mandika presto, Isagoo Xiriir lasameeyey Saaxiibta Saaxiibkiisa hore Bayern Muchen Christian Lei.

2.David Beckham:- Xaaskiisa Victoria waxey sheegtay Xiriirka sharci daro ee ka dhexeeyey Gabadha Xoghayaha u aheyd rebkalos, Waana uu qirtay khiyaanadiisa si guurkiisa u bad baadiyo.

3. Carlos Tevez:@ Wiilkan reer Arjentiin Xaaskiisa kaliya Ma qiyaanin ee Khadiibadiisa ayuu Sidoo kale qiyaanay & Saaxiibadiisa, Warbaahinta ingiriiska ayaa qarxisay kadib Markii uu Qiyaanay Xaaskiisa Vanesa Markaa uu Xiriir uula wadaagay Mariana Beysane, Kadib Furitaanka Waxa uu Sii qiyaanay Saaxiibadiisa.

4. Peter Crouch:- Warbaahinta ingiriiska Ayaa ka shiftay Xiriirka Sharci darada ee ka dhexeeyey wiilkan reer England & Gabar ka shaqeysa Diyaarada Imaaraatka oo udhalatay dalka Nowey isagoo weli Xiriir guur wada qoraheeyey Ebi clanse.

5. Alexis Sanchez:- Wiilkan Kooxda Shayaadiinul Xumur ayaa kudhacay Fadeexo Jinsiyadeed, Boqorada Quruxda reer Chile, kamela Andarade Ayaa Aheegtay in Laacibka uu qiyaanay Saaxiibadiisa Lai Carcia kadib markii iyada uu xiriir lasameeyey.

6. Frank Rebry & Kariim Benzema :- Xidigahan reer France ayaa lugaha lagalay Fadeexo arimahaasi la xiriirta kadib markii Xiriir lasameyeen Gabdh reer Al Geria Azahia Daha, Iyadoo ay Xusid mudan tahay in Markii dambe sheekado heer Maxkamadeed gaaray.

7.Wayne Rooney:- wiilkan Reer England ayaa lagu Eedeeyey inuu Xiriir shacri daro lasameeyey Gabadha Jeny Ferton taasoo waqtigaasi Xaaskiisa ay leheyd uurka Wiilkiisa, Iyadoo la Ogyahay in Xiriir Jaceel oo adag inuu kala dhexeeyo Rooney & Xaaskiisa Colin Rooney.

8. Ashley Cole:- Wiilkii hore ee Kooxaha Chelsea & Arsenal ayaa Xaaskiisu aykala tageen Shirin Toytie, Gabadhan Fanaanadda ah & Cole ayaa Guurkooda bur buray kadib Markii ay Ogaatay khiyaanada saaxiibkeeda & Xiriirkii kala dhexeeyey Gabadh Fashionka Sameysa.

9. John Terry:- Xidigan waxa uu kamid yahay Raga ku caanbaxay Xiriirada haweenka Waxaana Fadeexo ayku habsatay kadib Markii uu Xiriir lasameeyey Xaaska Saaxiibkiisii hore ee Xulka qaranka England Wayne Bridge taasoo keentay in Weji aan qurux badneyn uu Fanaanadda qaranka uu kusiibo.

10. Ryan Giggs:- Marka aad aragto degnaantiisa Waxaad Ku fekereysa Kuwa ugu Akhlaaqda wanaagsan laga Yaabee Caalamka kale iney uyaqaanaan kan ugu khiyaanada weyn kadib markii Lakashifay Xiriirkii sharci daro ee uu lasameeyey Xaaska Walaalkiisa Natasha taasoo socotay 8 sano ilaa markii dambe maxkamad ku dambeysay.

Waxaa Falanqeynaya C/qaadir Qeyska 

 

3 Fekradood ayaa laga dhiibtay warbixintaan

  1. Awoowe Qees aad baan ku salaamayaa Qeybtan Aad baan uga Helay Noocan soo badi dee, Waliba kuugu dhiiragelinayaa Laacibna waa Tihiin Hooyadii Isboortiga by by

  2. Salaam sxb sare Qeyska waxaa Tahay wariyaha ugu Sareeya ee aan daawado & akan ugu fiican ee sportiga Tabiya maxaa yeelay Waxaaf leedahay cod Macaan alahna kuu Xafido halkaas kawad sidoo kale Laacib waan idinkad Mahadcelinayaa Sida aad barnaamijkan noogu wadaan qoraalka marna yaan laga soo tagin Mahadsanid.

  3. Shayaadiinilbxumur+khadiibadiisa+xalaqadii= Wariye afkiisa ka arradan. Meeshaad joogto luqadeeda inay kuvsaamayso maahan siiba markaad wax qoreyso. Sidan filayo qofka qoray warbixintan waa qof joooga carabta. Toloow ma waayay ereyo afkeenna ah.

Comments are closed.