DAAWO | WARKAšŸ”„SUUQAšŸ”„Neymarāž”Man utd Hazardāž”Real madrid Iscoāž”Juve Baleāž”Chelsea & Dagaalka Pogba & Mou

Waxaa halkeeda kasii socda diyaar garowga loogu jiro Furitaanka Suuqa kala iibsiga kaasoo Bisha January Furmi doona.

Kooxaha Ugu waaweyn ee Yurub waxey wadaan wadadalo ay ku kasbanayaan Xidiga ay rabaan iney Safkeeda ku Xoojiyaan.

Isco ayaa daneynaya inuu katago Real halka Losbalancos ayla heshiisay Hazard, neymar oo albaabada ufuray Horyaalka EPL ka iyadoo war farxad u ah manchester oo ninkan hore uraadineysay,, qodobadaasi & umuuro kale ku daawo caawa wararkii ugu dambeeyey ee dunida Sportiga.