DAAWO | WARKA🔥SUUQA🔥Grezman➡Bayern Zidane➡Qatar Navas➡Juventus De Jong➡PSG & Pochatino➡Man utd

Waxaa halkeeda kasii socda diyaar garowga loogu jiro Furitaanka Suuqa kala iibsiga kaasoo Bisha January Furmi doona.

Kooxaha Ugu waaweyn ee Yurub waxey wadaan wadadalo ay ku kasbanayaan Xidiga ay rabaan iney Safkeeda ku Xoojiyaan.

Juventus ayaa ka faa’iideysaneysa dhibaatada Navas & Real Madrid, Grezman ayaa dalab kahelaya Bayern & Maxaa kajira Wararka Zidane ee sheegaya inuu qatar tababari doono, qodobadaasi & umuuro kale ku daawo caawa wararkii ugu dambeeyey ee dunida Sportiga.