Daawo: Qaabkii Uu Luis Enirque Ugu Dhawaaqay U Yeedhista Daafaca Barcelona Ee Jordi Alba Xulka Qaranka Spain

Tababaraha xulka Spain ee Luis Enrique ayaa xulka Spain ku soo daray Liiska xiddigaha xulka Spain ee kulamada fasaxa xulalka ee soo socda isaga oo markii ugu horaysay u yeedhay intii uu tababaraha u ahaa xulka Spain.

Wargayska AS ayaa soo bandhigay muuqaal uu kula socday markii uu tababaruhu ku dhawaaqayay Liiska xiddigaha kooxda Barcelona gaar ahaan daafaca Jordi Alba.

Hadaba waxa aan muuqaalkan ku soo bandhigi doonaa Qaabkii Uu Luis Enirque Ugu Dhawaaqay U Yeedhista Daafaca Barcelona Ee Jordi Alba Xulka Qaranka Spain Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan