Daawo: Ozil Oo Ceebaystay Gendouzi, Xiddigaha Arsenal Oo Si Waali Ah Uga Fal Celiyeen & Wixii Uu Gedouzi Ku Sameeyay Ozil

Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Arsenal ee Mesut Ozil ayaa wacdaro ku dhigay xiddiga ay isku kooxda yihiin ee Mateo Gendouzi xilli lagu jiray tababarka Gunners.

Ozil ayaa xiddiga ay isku kooxda yihiin ku ceebaystay tababarka xilli ay xiddigaha kale ee Arsenal si waali ah uga fal celiyeen kadib markii uu Ozil xiddiga ceebaystay.

Sidoo kale Gendouzi ayaa ka xanaaqay Ozil waxana uu eryada Ozil si uu uga cadho baab,o kadib ceebaystii uu ku ceebaystay xiddigaha hortooda Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan