Daawo: Nelson, Weigl, Cengiz & Qaabka Ay Noqon Doonto Shaxda Arsenal Kadib Suuqa Janaury

Kooxda Arsenal ayaa suuqa Janaury u gali doonta sidii ay u xoojin lahayd kooxda iyada oo lala xiriirinayo xiddigo badan oo ka ciyaara horyaalada yurub ee kala duwan.

Tababaraha Arsenal ee Unai Emery ayaa shaki la,aan bartilmaameedsan doona xiddigo uu ku xoojiyo kooxdiisa kadib markii ay xiddigo ka dhaawacmeen.

Hadaba waxa aan muuqaalkan ku soo bandhigi doona Qaabka ay noqon doonto shaxda kooxda Arsenal marka uu Emery sameeyo saxiixyadiisa Suuqa Janaury Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan