Daawo: Goolhaye Rikoodhe U Badbaadiyay Qaabkii Ugu La Yaabaka Badnayd Adduunka, Qaab Cusub Ayuu Abuuray

Goolhayayaasha ayaa inta badan aan lagu aqoon in ay waxyaabo cusub ku soo kordhiyaan kubada cagta marka loo eego xiddigaha kale maadama ay si cusub xiddig kale ugu jari karaan ama gool u dhalin karaan.

Laakiin goolhaye ayaa keenay maskax cusub oo ay goolhayaashu u qabtaan rikoodho kadib markii kooxdiisa lagu dhigay rikoodhe kulan ka tirsanaa heerarka horyaalka Ukraine.

Goolhaye ayaa kooxdiisa lagu dhigay rikoodhe waxana uu si la yaab leh kubada madax ugu badbaadiyay isaga inkasta oo uu awoodi karay in uu gacmaha ku qabsado kadib markii uu xiddigu bartii uu joogay ugu geeyay kubada Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan