DAAWO | Falanqeyn:- Qaabkii MuCjisada Aheyd Ee Man United Uga Adkaatay Juventus & Sirtii Ku Qarsooneed

Kulanta wacan oo wanaagsan dhageystayaal kusoo dhawaada Xubintan kamid ah Xubnaha falanqeynta maalin laha ee aad Boggeena uga barateen.

Xubintan waxaan kusoo qaadan doona Kulankii sida weyn loo wada sugayey ee Juventus & Man utd.

United ayaa soo bandhigtay Ciyaar Mucjiso aheyd  & Qaabka Xaalkooda ahaa  & Guud ahaan wixii garoonka ka dhacay hoos ka daawo.

Waxaa Falanqeynaya C/qaadir Qeyska

4 Fekradood ayaa laga dhiibtay warbixintaan

  1. Waa idin Salaamayaa Magaceygu Waa Leyla Oo joogta Hargeysa Jamhuuriyadda Somaliland huuno Inankan Falanqeyntiisa aad baan uga Helaa Waxaan Odhan karaa waa mid kamid ah ragga ugu Fiican ee Soo gudbiya Wararka Spotiga Waxaan ka Faa’iiday Anigu Cilmi ahaan Taatikada uu ufalaqeynayo Mahadsanid walale Halkaa kasii wad Yarkaa kale waxaan Oran lahaa Ilaahey Majecla Xaasidnimada Commentigaagu waxa kujirfa Xaasidnimo marka dee Inankan waxkabaro hadii kale Faraha Kaqaad dee Mahadsanidiin Laacib Team.

  2. Asc shabakada laacib waxen arkay we fikir kayga ah wiilkan sida wax uu u falanqaynaayo ma wanaagsana mise waxay ka tahay aqoon daro runti shabakada waa ay fiicantahay dhan walina ee waa in aad so diyaarisan qof u qalma falanqaynta ciyaaraha xata hadalka ma karaayo

Comments are closed.