Daawo: David De Gea Oo Si La Yaab Leh Isugu Badalay Loris Karius, Kulankii Arsenal Ayay Dhacday

Goolhayaha Kooxda Man United ee David De Gea ayaa soo qaatay kulankii Arsenal habeen uu doonayo in uu iloobo kadib khaladaad waali ah oo uu sameeyay kulankiiay Man United bar-baraha la gashay kooxda Arsenal kana tirsanaa premier League.

David De Gea ayaa sameeyay khalad waali ah oo sabab u noqday in laga dhaliyo goolkii 1-aad ee ciyaarta kadib markii uu xiddiga Shkodran Mustafi kaas oo qasab ku dhaafiyay kubada.

Khaladkan ayaa dad badan xasuusiyay khaladkii uu sameeyay Goolhayihii hore ee Liverpool ee Loris Karius finalkii champions League kadib markii uu Gareth Bale qasab uga dhaliyay goolka Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan