Daawo: 10 Arinmood Oo Aan Macquul Ahayn Oo Uu Sameeyay Maradona Laakiin Uuna Samayn Karin Leo Messi

Lioenl Messi ayaa ka mid ah xiddigaha ugu fiican adduunka sanadihii ugu dambeeyay iyada oo xitaa mararka qaar la sheego in uu ka fiican yahay xiddiga ay isku dalka yihiin ee Diego Maradona.

Lionel Messi ayaa soo bandhigay farsamooyin waali ah oo ayna jirin xiddigo samayn kara oo kubada cagta ah marka loo eego waxa uu ku sameeyo xiddigaha ka soo hor jeeda.

Laakiin waxa aan muuqaalkan ku soo bandhigi doonaa 10 arimood uu aan macquul ahayn oo uu sameeyay Maradona laakiin uuna samayn karin Lionel Messi Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan