Khadka dhexe ee Germany ee Jamal Musiala ayaa iska diiday inuu heshiis cusub u saxeexo kooxdiisa Bayern Munich, waxaana uu...
Jamal Musiala ayaa diiday heshiis cusub oo uu u saxiixo kooxda Bayern Munich xilli uu bartilmaameedsanayo xagaaga u dhaqaaqista horyaalka...
Garsoorihii hore Premier League haatana ah mas'uulka Nottingham Forest u falanqeeyga garsoorka Mark Clattenburg ayaa si weyn uga carooday garsoorkii...
Tababaraha kooxda kubadda cagta Chelsea ee Mauricio Pochettino ayaa u jawaabay jamaahiirta kooxdiisa oo ku ooriyey intii ay socotay ciyaartii...
Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa ilbidhiqsiyadii ugu dambeeyey ka takhalustay Nottingham Forest oo ay marti u ahayd, waxaanay kaga soo...
Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa waqti dambe u dagaallantay dhibic ay kasoo heshay Brenford oo ay ku booqatay garoonkeeda Gtech...
Tababaraha kooxda kubadda cagta Manchester United oo la sheegayo in ay suurtogal tahay in Old Trafford laga caydhiyo dhamaadka xilli-ciyaareedka...
Xiddiga ka tirsan kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa noqon doona ciyaartoy Afrikaan ah halkii laga sugayey inuu u ciyaaro...
Tababaraha kooxda kubadda cagta Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa shaaciyey, in muddo dheer uu kooxdiisa ka maqnaan doono goolhayaha reer...
Manchester United ayaa wada-hadallo kula jirta tababaraha reer England ee Graham Potter oo ay doonayaan inay ku beddelaan Erik ten...