Tababaraha kooxda kubadda cagta Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa soo saaray liiska ciyaartoydiisa kulanka adag ee caawa ee Merseyside Derby...
Rio Ferdinand ayaa nabarka ku sii xanuunjiyay Chelsea isagoo sheegay in rag iyo caruur ay ciyaareen iyadoo Arsenal ay xasuuq...
Chelsea ayaa guuldaradeeda ugu cusleyd abid kala kulantay Arsenal iyadoo kooxda Mikel Arteta ay sii dheereysteen hogaankooda Premier League halka...
Taageere da' yar oo Chelsea ah ayaa fariin la yaab leh u diray ciyaartoyda Chelsea isagoo fariintiisa ku soo qoray...
Cesc Fabregas ayaa isbarbardhigay tayada seddexda xiddiga ee Ingariiska ee Bukayo Saka, Phil Foden iyo Cole Palmaer, waxaana soo baxay...
Laba ciyaaryahan oo ka tirsan horyaalka Premier League ayaa xabsiga loo taxaabay kadib markii lagu eedeeyay kufsi, sida ay wararku...
Arsenal ayaa shan gool ku dharbaaxday kooxda ay dhaawacyada ragaadiyeen ee Chelsea iyagoo seddex dhibcood ku qabtay hogaanka Premier League....
Chelsea ayaa laga dhaliyay 57 gool oo Premier League ah xilli ciyaareedkan, waana goolashii ugu badnaa ee hal xilli ciyaareed...
Taageerayaasha Premier League ayaa ku maadeystay sida ay akoonka Twitter ee Chelsea ay u tabiyeen goolashii uu Kai Havertz ka...
Arsenal ayaa xasuuq lama ilaawaan ah gurigeeda ugu geysatay Chelsea oo ay ku garaaceen 5-0 taasoo u ogolaatay inay seddex...