Xidiga Aduunka Ugu Qaalisan Ee Paul Pogba Iyo Saxiixa Cusub Ee Arsenal Granit Xhaka Oo Hogaaminaya Shaxda Kooxdii Ugu Xumeyd Todobaadkaan Horyaalka Premier League

by Abdirahman Qoslaaye | Tuesday, Oct 18, 2016

Xidiga aduunka ugu qaalisan ayaa kabtan u ah kooxdii ugu xumeyd ee horyaalka premier league ee todobaadkaan iyadoo ay ku wehliyaan xidigaha horyaalka difaacanaya ee Leicester si lamid ah xidiga lacagta qaaliga ah ku fadhiya ee Xhaka Granit.

Shaxdaan waxaan daabacay shabakada ciyaaraha ingiriiska ee Goal.com, waxayna tahay shaxda kooxdii ugu xumeyd horyaalka ingiriiska kulamadii sideedaad ee xili ciyaareedka.

Goolhaye: LUKASZ FABIANSKI | Arsenal 3-2 SWANSEA CITY

Daafaca Midig: JAVIER MANQUILLO | Stoke 2-0 SUNDERLAND

Daafac DHexe: WES MORGAN | Chelsea 3-0 LEICESTER CITY

Daafac Dhexe:CURTIS DAVIES | Bournemouth 6-1 HULL CITY

Daafac Bidix:CHRISTIAN FUCHS | Chelsea 3-0 LEICESTER CITY

Khadka Dhexe: JOHANN GUDMUNDSSON | Southampton 3-1 BURNLEY

Khadka Dhexe:GRANIT XHAKA | ARSENAL 3-2 Swansea

Khadka Dhexe: PAUL POGBA | Liverpool 0-0 MANCHESTER UNITED

Garabka Midig: MARC ALRBRIGHTON | Chelsea 3-0 LEICESTER CITY

Weerarka: CHRISTIAN BENTEKE | CRYSTAL PALACE 0-1 West Ham

Weerarka: JERMAIN DEFOE | Stoke 2-0 SUNDERLAND

 

Like it? Share it!

2 Comments so far. Feel free to join this conversation.

  1. big united fan 18-10-2016 at 5:24 pm - Reply

    kunka hreara haku darin meshan waa kuwii ugu xumaa ma ahan kuwii ugu fiicnaa taas lasoco

  2. kunka 18-10-2016 at 4:53 pm - Reply

    Sax ma ahan lineupkan waayo ninkii ander.Herrera aya ka maqan ninkas maschine gamekii xaley ninka kaliya oo man u ka ciyaaray waaye pogba out in Herrera

Leave A Response