WOW WOW: Daawo Qaabkii Uu Radamel Falcao Xiddigaha Xulka Peru Ugu Qanciyay In Ay Bar-Baro Galaan Si Ay Labadoba Koobka Adduunka Ugu Soo Baxaan

by Abdiweli Adan Jamac | Thursday, Oct 12, 2017

Xiddiga weerarka uga ciyaara xulka qaranka Colombia ee Radamel Falcoa ayaa ku dhaqaaqay talaabo aad looga yaabay kulankii uu xulka qarankiisu la ciyaarayay Peru.

Labada xul ayay rajadooda koobka adduunku ku xirnayd in ay bar-baro galaan si ay labadooduba ugu soo baxaan koobka adduunka ee Russia 2018.

Hadaba waxa la arkay muuqaalo ciyaarta dhexdeeda uu xiddigan mid-mid ula hadlayo xiddigaha Peru isaga oo sheegaya in ay bar-baro ku heshiiyaan si ay ugu soo baxaan koobka adduunka Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Aragtidaada Ku Dhiibo Facebook

comments