Woow Cajiib!!: Daawo Qaabkii Mohamed Salah Loo Gudoonsiiyay Abaalmarinta BBC-da Ee Xiddiga Ugu Fiican Africa, Jurgen Klopp Ayaa Gacantiisa Ku Gudoonsiiyay

by Abdiweli Adan Jamac | Tuesday, Dec 12, 2017

Xiddiga garabka uga ciyaara kooxda Liverpool iyo xulka qaranka Masar ee Mohamed salah ayaa maanta ku guulaystay xiddiga ugu fiican qaarada Africa ee abaalmarinta ay BBC-du bixiso.

Salah ayaa abaalmarintan ku mutaystay qaab ciyaareed cajiib ah oo uu muujiyay tan iyo bilowgii xilli ciyaareedkan isaga oo noqday hogaamiyaha xiddiga.

25 jirkan ayaa baalmarinta lagu gudoonsiiyay garoonka tababarka ee kooxdiisa Liverpool ee Melwood xilli tababare Jurgen Klopp gacanta ka saaray abaalmarinta Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

11 Fekradood ayaa laga dhiibtay ilaa iyo haatan. Ku soo biir dood wadaaga.

  1. ahmet Gb 12-12-2017 at 2:31 pm -

    MoHamet Zalah manzHa alH waan Rajeynaayey
    waanu ShaqeystaY maadama Uu masR
    30 zanno kapacdi uu uzoo zaarey world cupka russia lagu qapanayo
    liverpoolna uu Guulo muHiima ku HogaamiYey

  2. shy 12-12-2017 at 2:17 pm -

    mash Allah waan rajeenayi mid in uu ku guulesandoono MO salah ame Mane waxaan leeyahay hampalyo

  3. Ibrahim 12-12-2017 at 10:19 am -

    Waa uu u qalmaa inuu ku guuleysto laacibka afrikaanimada waliba waxaan jeclaan lahaa inuu ku guuleysto lacibka aduunka ee balon dorka horey usoco laacibkeena Mohamed Salah

  4. diini abdi 12-12-2017 at 9:52 am -

    mansha Allah MOHAMED salah hor usoco,waxa kalo farxad leh in nin slam ah intaas oo gaal ah uu kadhax qaadoq BBC.

  5. diini abdi 12-12-2017 at 9:50 am -

    mansha Allah Waa wax lagufarxo MOHAMED salah hor usoco walal

  6. Jimcaale Laba suul 12-12-2017 at 8:56 am -

    Wu U qalmaa Mo Salah

  7. Jimcaale Laba suul 12-12-2017 at 8:55 am -

    Msha Allah Wuu U Qalma Mo Salah

  8. markawi 12-12-2017 at 8:19 am -

    wuu u qalmaa kuushaas weyn viva Mohammed salah

  9. Run sheeg 12-12-2017 at 4:53 am -

    Aad ban ugu farxay mahamed salax inu ku guulaysto wayo imiiku shidan yahay

  10. A/rahman 12-12-2017 at 12:53 am -

    Mo Salah wa Messiga Premier League

  11. Mohamad 12-12-2017 at 12:07 am -

    Absolutely aragrtideyda mohamed Salah oo guushi qatay wxn leyahy hore u soco