Wooow: Daawo Anthony Martial Oo Dhulka Dhigay Xiddig Germany Ah Ka Hor Inta Uuna Caawiyaha Ka Noqon Goolkii Alexandre Lacazette

by Abdiweli Adan Jamac | Wednesday, Nov 15, 2017

Xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda Man United iyo Xulka qaranka France ee Anthony Martial ayaa wali ku sii jira qaab ciyaareedkii fiicnaa.

Anthony Martial ayaa xalay ceebaystay xiddiga daafaca uga ciyaara xulka qaranka Germany oo waliba dhex taagnaa goolkiisa hortiisa.

Kadib qaab ciyaareedkan Anthony Martial ayaa fariin cad u diray jose Mourinho kaas oo aan xiddigan inta badan ciyaarsiin kulamada kooxdiisa Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Aragtidaada Ku Dhiibo Facebook

comments