Website Ka Hadla Arrimaha Jaceylka,Guurka,Fariimaha iyo Nolosha Oo Hawada Soo Galay, Qol Lagu Sheekeysatana Wuu Leeyahay

by Abdiweli Adan Jamac | Saturday, May 20, 2017

Dhammaan dadka Soomaaliyeed,gaar ahaan dhallinyarada,Gabdhaha, Wiilasha iyo guud ahaan Lamaanaha is-jecel,ama isqaba waxaa loogu bishaareynaa inuu hawada soo galay Website lagu magacaabo..www.alcarabiya.com oo ka hadlaya arrimahan:

1- Kobcinta Qoyska

2-Casharo la xariira nolosha sariirta ee lamanayaasha

3-Fariimaha Jaceylka,geeraaro iyo erayada lagu soo jiito Jaceylkaaga ama kuwa daadiska ah.

4-Chatting,ama madal lagu sheekeysto oo laga haasaawi karo.

5-Tallooyinka Jaceylka iyo u kala dab-qaadidda dadka is-jecel ama qofka jecel qof kale.

-Website-kan Alcarabiya.com waxaa qora in ka badan 10 Wariyeyaal Soomaali ah oo ku xeel-deer arrimaha bulshada.

Ku taxnow oo mar waliba booqo,www.alcarabiya.com, si aad aad u noqoto khabiir nololeed.

Aragtidaada Ku Dhiibo Facebook

comments