Warbixin: Waa Tee Kooxda Ugu Caansan Dunida Marka Laga Hadlo Maaliyadaha Ay Iibiyaan ? Real, Barcelona Iyo Bayern Oo Kaalmaha 2,3 Iyo 4 Ku Kala Jira, Halkee Ayeeyse Kooxda Kaga Jirtaa 20 Ka Ugu Sareeya ?

by Abdirahman Qoslaaye | Tuesday, Oct 18, 2016

Waa tee kooxda ugu caansan aduunka ? waa su’aal isweydiin mudan dhinac badan ayaana jawaabta laga eegi karaa, laakin marka laga hadlo maaliyadaha ay iibiyaan kooxda Manchester United ayaa ah kooxda ugu caansaa dunida waliba si aad uga fog kooxda ku soo xigta.

Sida lagu sheegay warbixin xalay la soo saaray,  Red Devils ayaa iibisay  1.75 milyan oo maaliyada  Adidas ka sida ay sheegeen shirkada suuq geynta ee  PR Marketing kuwaas qiimeeyay maaliyadihii la iibiyay  2011-2012 iyo 2015-2016.

Kooxda ugu soo dhaw United waa kooxda Real Madrid kuwaas oo iibiyay in ka yar  100,000oo maaliyadood inta ay iibisay United waxayna kooxda Zizou iibiyeen(1.65 milyan waxaana sadexda sare soo dhameystiray kooxda  Barcelona oo hal sano gudahood ku iibisay 1,278,000 oo maaliyadood, waxaana kaalmaha xiga soo galay Bayen, Arsenal, Liverpool iyo Dortmund oo dhamaan ku jira 10 ka sare.

Warbixin dhawaan la daabacay ayaa lagu xaqiijiyay in Pogba uu yahay ciyaariyahanka maaliyadiisa loogu iibsigada badan yahay dhamaan ciyaartooyda ka ciyaara EPl halka Zlatan uu labaad kaga jiray waxaana 10 ka sare kamid ahaa Marcus Rashford iyo David De Gea.

20 ka Koox Ee Ugu Maaliyaa iibinta Badan Caalamka.

 

ClubLeagueVolumeBrand 2016-2017
1Manchester UnitedPremier1,750,000Adidas
2Real MadridLaLiga1,650,000Adidas
3BarcelonaLaLuga1,278,000Nike
4Bayern MunichBundesliga1,200,000Adidas
5ChelseaPremier899,000Adidas
6LiverpoolPremier852,000New Balance
7ArsenalPremier835,000Puma
8PSGLigue 1526,000Nike
9JuventusSerie A452,000Adidas
10DortmundBundesliga393,000Puma
11GalatasarayTurquía386,000Nike
12FenerbahçeTurquía365,000Adidas
13Manchester CityPremier342,000Nike
14MarseilleLigue 1335,000Adidas
15TottenhamPremier268,000Under Armour
16MilánSerie A200,000Adidas
17InterSerie A199,000Nike
18SchalkeBundesliga184,000Adidas
19LyonLigue 1177,000Adidas
20AtléticoLaLiga173,000Nike
Like it? Share it!

8 Comments so far. Feel free to join this conversation.

  1. Shabeel 18-10-2016 at 5:36 pm - Reply

    mesha waxa laga hadlayaa waa caanimada finaanada man united cups waxay qqday 20 jeer oo horyåla ki udanbeyey na waxu ahah 2013 ciyalkan ka maseyrsan qaar ban hada 26 sano urin horyal ader saliid caan laguma noqdee horta so qada chiopmons leage iyo 20 horyal marka nala shekaysta viva man united

  2. D.r balck 18-10-2016 at 3:29 pm - Reply

    Real madred and man u

  3. Abdisamad 18-10-2016 at 3:26 pm - Reply

    Hhhhhhh woman utd sheekoo football miyaa misaa waa ganac siii laakin dhib malahaa woman utd footballka markaa laga haadloo waxa dhahaan ma hayaan markaa kooxda adunkaa uu cansin waa Real Madrid 2 barca 3 bayer munchin man utd waxaaba ka horeysaa liverpool

  4. Sergio 18-10-2016 at 3:20 pm - Reply

    Kooxdu umadhisna inay dhar iibiso ee waa inay cap ku gulaysata

    manchester United hada arinkale mahayso

  5. iidaani MANUNITED 18-10-2016 at 3:08 pm - Reply

    hhhhh aabee meesha qarash iyo jagac ayaa lagu kla tagy viiiiva MAN UNITED
    hal sano hady championka uso baxdo cidlay ka qadnysaa kooxda aduunka ugu fiiican
    GGMU

  6. Sulley 18-10-2016 at 1:30 pm - Reply

    Dhar iibinta Waa Man United.
    laakiin Caalamka kubada xamaasada
    1. Real Madrid
    2. Barcelona

  7. farhan 18-10-2016 at 12:26 pm - Reply

    real ayan aminsanahay 1

  8. farhan 18-10-2016 at 12:23 pm - Reply

    maha mangister et farhan felix

Leave A Response