WARBIXIN: Liiska Ciyaartoyda U Timid Iyo Ciyaartoyda Ka Tagtay Ilaa Iyo Haatan Xagaagan Kooxaha Ugu Waa Weyn Premier League

by Saed Balaleti | Sunday, Jul 16, 2017

Suuqa kala iibsiga xagaaga ayaa ah mid furan haatan waxaana kooxaha ay u kala ordayaan inay soo xerogeliyaan ciyaartoyda ay u arkaan inay xilli ciyaareedka soo socda xoojin karaan kooxahooda.

Kooxaha waa weyn ee Premier League ayaa si weyn uga dhex muuqda suuqa kala iibsiga, iyadoo Arsenal ay soo iibsatay weeraryahan Alexandre Lacazette halka Liverpool ay keensadeen Mohamed Salah, Man City waxa ay la soo wareegtao Kyle Walker, Chelsea waxa iibsadeen Bakayoko, halka Man United ay keensatay Lukaku.

Hadaba waxaan halkaan hoos idiin kugu soo gudbineynaa ciyaartoyda u timid iyo ciyaartoyda ka tagtay xagaagan shanta kooxood ee ugu waa weyn horyaalka Premier Leage.

ARSENAL

Ciyaartoyda u yimid

Alexandre Lacazette – Lyon, 52 milyan ginni

Sead Kolasinac – Schalke, si bilaash ah

Ciyaartoyda ka tagtay

Yaya Sanogo – waa la fasaxay

Stefan O’Connor – waa la fasaxay

Kristopher da Graca – waa la fasaxay

Kostas Pileas -waa la fasaxay

Takuma Asano – Stuttgart, amaah

Chris Willock – Benfica, lacagta lagu iibiyo lama yaqaano

CHELSEA

Ciyaartoyda u yimid

Tiemoue Bakayoko – Monaco – 40 milyan ginni

Antonio Rudiger – AS Roma – 34 milyan ginni

Willy Caballero – Manchester City, si bilaash ah

Ciyaartoyda ka tagtay

Juan Cuadrado – Juventus, £17.3m

Christian Atsu – Newcastle, £6.2m

Asmir Begovic – Bournemouth, lacagta lagu iibiyay lama yaqaano

Dominic Solanke – Liverpool, maxkamad ayaa go’aamineysa qiimaha

John Terry – waa la fasaxay

Alex Davey – waa la fasaxay

Fankaty Dabo – Vitesse, amaah

Bertrand Traore – Lyon, £8.8m

Nathan Ake – Bournemouth, £20m

Tammy Abraham – Swansea, amaah

Kasey Plamer – Huddersfield, amaah

Bradley Collins – Forest Green, amaah

Charlie Colkett – Vitesse Arnhem, amaah

Ola Aina – Hull City, amaah

Loftus-Cheek – Crystal Palace – amaah

EVERTON

Ciyaartoyda u timid

Wayne Rooney – Man Utd, lacagta lama sheegin

Jordan Pickford – Sunderland, £30m

Davy Klaassen – Ajax, £23.6m

Henry Onyekuru – Eupen, lacagta lama sheegin

Sandro Ramirez – Malaga, £5.25m

Michael Keane – Burnley, £30m

Josh Bowler – QPR, £4.25m

Ciyaartoyda ka tagtay

Romelu Lukaku – Man United, 75 milyan ginni

Tom Cleverley – Watford, lacagta lama sheegin

Brendan Galloway – Sunderland, amaah

Arouna Kone – waa la fasaxay

Conor McAleny – waa la fasaxay

Jack Bainbridge – waa la fasaxay

Delial Brewster – waa la fasaxay

Michael Donohue – waa la fasaxay

Tyrone Duffus -waa la fasaxay

Russell Griffiths – waa la fasaxay

Connor Hunt -waa la fasaxay

Josef Yarney – waa la fasaxay

James Yates – waa la fasaxay

LIVERPOOL

Ciyaartoyda u timid

Dominic Solanke – Chelsea, maxkamad ayaa go’aamineysa qiimaha

Mohamed Salah – Roma, £34.3m

Ciyaartoyda ka tagay

Andre Wisdom – Derby, qiimaha lagu iibiyay lama yaqaano

Tom Brewitt – waa la fasaxay

Jake Brimmer – waa la fasaxay

Jack Dunn – waa la fasaxay

Toni Gomes – waa la fasaxay

Kane Lewis -waa la fasaxay

Alex Manninger – waa la fasaxay

Adam Phillips – waa la fasaxay

MANCHESTER CITY

Ciyaartoyda u timid

Kyle Walker – Tottenham – 54 milyan ginni

Bernardo Silva – Monaco, £43m

Ederson – Benfica, qiimaha ay ku iibsadeen lama yaqaano

Ciyaartoyda ka tagtay

Pablo Zabaleta – West Ham, si bilaasha ah

Enes Unal – Villarreal, £12m

Gael Clichy – waa la fasaxay

Jesus Navas – waa la fasaxay

Willy Cabellero – Chelsea, si bilaasha h

Bacary Sagna – waa la fasaxay

Billy O’Brien – waa la fasaxay

Ellis Plummer – waa la fasaxay

Angus Gunn – Norwich, amaah

Aaron Mooy – Huddersfield, £8m

Joe Coveney – Nottingham Forest, si bilaash ah

MANCHESTER UNITED

Ciyaartoyda u timid

Victor Lindelof – Benfica, £30.7m

Romelu Lukaku – Everton – 75 milyan ginni

Ciyaartoyda ka tagtay

Zlatan Ibrahimovic – waa la fasaxay

Wayne Rooney – Everton, lama sheegin lacagta

Regan Poole – Northampton, amaah

Adnan Januzaj – Real Sociedad – 11 milyan ginni

TOTTENHAM HOTSPUR

Ciyaartoyda u timid

weli cidna uma imaan

Ciyaartoyda ka tagtay

Kyle Walker – Man City – 54 milyan ginni

Filip Lesniak -waa la fasaxay

Conor Ogilvie – Gillingham, amaah

Aragtidaada Ku Dhiibo Facebook

comments