Shaxda Rasmiga Ah Kulanka Portugal vs Mexico: CR7 Oo Kusoo Bilowday & Andre Silva Oo Keydka Fadhiya.

by Abdirashid Mohamud "SHarDinHO" | Sunday, Jun 18, 2017

Portugal ayaa markii ugu horeysay kasoo muuqan doona koobka Confederation Cup, waxeyna wajahi doonaan Mexico oo ku guuleystay koobkaan 1999.

Ronaldo oo mustaqbalkiisa aan la ogeyn ayaa kusoo bilowday kulankaan, kaas oo ah hogaamiyaha qarankiisa, balse saxiixa cusub ee Milan Andre Silva ayaa kasoo muuqday kursiga keydak madama Quaresma uu ciyaari doono booska 9-aad.

PORTUGAL:

Patricio; Pepe, Guerreiro, Fonte, Cedric; William, Moutinho, Gomes; Ronaldo, Nani, Quaresma.

Keydka:

?????

MEXICO:

Ochoa; Salcedo, Reyes, Moreno, Layun; Guardado, J. Dos Santos, Herrera; Vela, Hernandez, Jimenez.

Keydka:

????????