Shaxda Rasmiga Ah Kulanka Man City vs Arsenal – Unai Emery Oo Keydka Dhigay Saxiixiisa Cusub Ee Lucas Torreira.

Tababare Pep Guardiola ayaa go’aansaday inuu kusoo bilaabo saxiixiisa cusub Riyad Mahrez, balse wuxuu kursiga keydka dhigay Leroy Sane oo aan kusoo daalin koobka Adduunka kana qeybgalin.

Guardiola wuxuu go’aansaday in Kayle walker, Stones iyo Sterling ay kusoo bilowdeen xitaa iyagoo gaaray semi final-ka koobka Adduunka.

Dhanka kale macalinka cusub ee Arsenal ayaa go’aansaday inuu kursiga keydka dhigo saxiixiisa cusub Lucas Torreir kaas oo kaga yimid Sampdoria.

MANCHESTER CITY: 

Ederson, Walker, Stones, Laporte, Mendy, Silva, Fernandinho, Gundogan, Mahrez, Aguero, Sterling.

KEYDKA:

Bravo, Kompany, De Bruyne, Sane, Otamendi, Jesus, Foden.

ARSENAL: 

Cech, Bellerin, Sokratis, Mustafi, Maitland-Niles, Guendouzi, Xhaka, Mkhitaryan, Ramsey, Ozil, Aubameyang.

KEYDKA:

Leno, Elneny, Lacazette, Torreira, Lichtsteiner, Holding, Iwobi.