Shaxda Rasmiga Ah Kulanka Huddersfield Town vs Chelsea – Sarri Iyo Shaxdiisa Ugu Horreysa.

Tababare Maurizio Sarri ayaa doortay shax adag kukanka ay wiilashiisa la ciyaarayaan Huddersfield Town.

Mateo Kovacic ayaa gabi ahaanba seegaya kulanka xiisaha leh ee furitaanka horyaalka, maadaama uusan taam buuxa aheyn, balse Jorginho iyo Kepa Arrizabalaga ayaa safka hore noqday.

Eden Hazard ayaa kursiga kasoo muuqday kaas oo si fiican ugu soo daalay koobkii Aduunka, walow si lama filaan ah uu ugu soo bilowday Kante oo tartanka hantay.

CHELSEA: Kepa, Azpilicueta, Rudiger, Luiz, Alonso, Jorginho, Kante, Barkley, Willian, Pedro, Morata

KEYDKA: Caballero, Hazard, Loftus-Cheek, Moses, Giroud, Zappacosta, Christensen

HUDDERSFIELD TEAM: Hamer, Hadergjonaj, Zanka, Schindler, Kongolo, Lowe, Hogg, Mooy, Billing, Pritchard, Mounie

KEYDKA: Lossl, Smith, Diakhaby, Sobhi, Van La Parra, Depotire, Stankovic