Shaxda Rasmiga Ah Kulanka Germany vs Australia – Draxler Oo Kusoo Bilowday & Emre Can Oo Keydka Fadhiya.

by Abdirashid Mohamud "SHarDinHO" | Monday, Jun 19, 2017

Macalin Joachim Low ayaa go’aansaday inusan kusoo bilaabin Emre Can, waxaana xulka qaranka Germany hogaaminaya Julian Draxler oo ka tirsan Paris Saint Germain.

Daafaca xulka qaranka jarmalka waxaa kusoo bilowday Kimmich, Mustafi, Rudiger iyo Hector kuwaas oo ah ciyaartoydii badi kasoo muuqatay koobkii Euro 2016.

Kulankaan waa midkii afaraad ee koobka Confederation Cup waana kulankii labaad ee ka tirsan group-ka B.

Australia:

Ryan; Degenek, Sainsbury, Wright, Luongo, Milligan, Leckie, Mooy, Rogic, Behich, Juric.

Keydka:

???

Germany: Leno, Kimmich, Mustafi, Rüdiger, Hector, Brandt, Rudy, Goretzka, Draxler, Stindl, Wagner.

Keydka:

???????