Shaxda Rasmiga Ah Ee Man United Vs West Ham Unite- Mourinho Oo Kulankan Ganaaxan, Rooney, Martial Iyo Ibrahimovic Oo Ku Soo Wada Bilawday Shaxda Red Devils

by Mohamoud Batalaale | Wednesday, Nov 30, 2016

Kooxaha Manchester United iyo West ham United ayaa afar maalmood gudahood markii labaad iskaga hor imanaya Old Traffrod iyaga oo kulankii h--e ee Premier Leaque-ga barbaro 1:1 ah ku kala baxay waxayna markan ciyaarayaan kulanka sideed dhamadaka Leaque Cupka. Tababare Jose Mourinho ayaan kulankan soo fadhiisan doonin kursiga kaydka kooxdiisa waxaana lagu soo rogay hal kulan oo ganaax ah kadib markii uu kulankii h--e cadhadiisa maamuli kari waayay.united

Tababare Jose Mourinho ayaa soo xushay shax adag isaga oo iska ilaaway kulanka Everton wuxuuna shaxdiisa ku soo bilaabay ciyaartoyda kooxda kowaad isaga oo aan hal ciyaartoy oo da’yar ah wax fursad ah  siin si ka duwan dhamaan kooxaha kale. Mourinho ayaa goolkiisa u soo doortay David De Gea inkasta oo la filayay in Romero uu ku soo bilaabanayo.

Shaxdii kulankii Premier Leaque-ga ee Premier Leaque-ga ayuu Mourinho ku sameeyay shan isbadal iyada oo Luke Shaw, Carrick, Mkhitaryan, Martial iyo Rooney  ay badaleen  Darmian, Mata, Pogba, Lingard iyo Rashford.

SHAXAHA RASMIGA AH EE LABADA KOOXOOD:

MAN UNITED:

WEST HAM UNITED:

Like it? Share it!

1 Comment so far. Feel free to join this conversation.

  1. Mahamed abdi farah 30-11-2016 at 10:50 pm - Reply

    Jouse moruniyo wuuuu ku khaldana inuu badalo roonay martial ibrahim movic

Leave A Response