Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka Real Sociedad v Barcelona – Yaa Kusoo Bilawday Kulanka Anoeta Stadium?

Kadib markii ay Barcelona muddo toban sanadood ku dhaw ay guul la’aan kaga soo jirtay garoonka kooxda Real Sociedad ee Anoeta Stadium, waxay xili ciyaareedkii la soo dhaafay soo awoodeen in ay 4-2 ku soo badiyeen Anoeta Stadium.

Ernesto Valverde ayaa rajaynaya in xili ciyaareedkii labaad oo xidhiidh ah ay kooxdiisu guul ka soo gaadho Real Sociedad oo imtixaan adag ku soo ahayd Barcelona sanadihii ugu danbeeyay si sii jooogteeyaan guulihii xidhiidhka ahaa ee ay xili ciyaareedkan ku soo bilawdeen.

Real Sociedad: Rulli, Elustondo, Moreno, Zaldau, Hernandez, Zubeilda, Pardo, Illaramendi, Zurutuza, Oyarzabal, Juanmi

Keydka: Navas, Merino, Bautista, Sengeli, Moya, Gorosabel

Barcelona: Ter Stegen, Pique, Umtiti, Alba, Semedo, Rakitic, Rafinha, Roberto, Messi, Dembele, Suarez

Keydka: Cilissen, Lenglet, Busquets, Vidal, Vermaelen, El haddadi