Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka EFL Cupka Ee Liverpool Vs Leeds United Iyo Jurgen Klopp Oo Shaxdiisii Kulankii Sunderland Sideed Isbadal Ku Sameeyay

by Mohamoud Batalaale | Tuesday, Nov 29, 2016

Liverpool ayaa Anfield ku soo dhawaynaysa kooxda Leeds kulanka sideed dhamaadka ee EFL Cupka wuxuuna Klopp shaxdisia ku sameeyay isbadal wayn isaga oo Sadio Mane, Wijnaldum iyo Emre Can oo kaliya ka soo qaatay shaxdiisii kulamada Premier Leaque-ga wuxuuna shaxdiisii kulankii Sunderland uu ku sameeyay 8 isbadal.

ella-leedsvliverpool.jpg

Lucas ayaa kabtan u ah kooxda uu caawa soo xushay Klopp waxaana kaydka ku jira Karius, Lovren, Clyne, Henderson iyo Milner. Roberto Firmino, Adam Lallana, Daniel Sturridge iyo Philippe Coutinho oo dhawacyo kala duwan kalana sahlan qaba ayaa kulankan gabi ahaanba ka maqan.

SHAXAHA RASMIGA AH EE LABADA KOOXOOD:

LIVERPOOL:  Mignolet, Moreno, Klavan, Lucas, Alexander-Arnold, Stewart, Ejaria, Wijnaldum, Can, Mane, Origi.

KAYDKA: : Karius, Lovren, Clyne, Henderson, Milner, Woodburn, Grujic.

LEEDS UNITED: Silvestri, Berardi, Bartley, Cooper, Taylor, Vieira, O’Kane, Sacko, Roofe, Dallas, Doukara.

KAYDKA:  Green, Ayling, Wood, Antonsson, Grimes, Phillips, Mowatt.

Like it? Share it!

Leave A Response