Shaxda Rasmiga Ah Ee Juventus Vs Tottenham Allegri Oo Weerar Xoogan Soo Xushay Iyo Spurs Oo Aan Ka Dhicin.

by Mohamoud Batalaale | Tuesday, Feb 13, 2018

Kooxda Juventus ayaa soo dhawaynaysa Tottenham ee kulanka lugta hore ee wareega 16ka kooxood ee UEFA Champions league, waana kulan si wayn muhiim ugu ah labada kooxood ka hor kulanka lugta labaad ee Wembley Stadium ay ku kala bixi doonaan.

Douglas Costa, Mario Mandzukic iyo Gonzalo Higuain ayaa ah weerarka saddex aflaha ah ee uu Allegri kulankan ku soo shirtagay halka Lamela, Dele Alli iyo Harry Kane ay hogaaminayaan safka weerarka Tottenham.

SHAXAHA RASMIGA AH EE LABADA KOOXOOD:

Juventus: Buffon, De Sciglio, Benatia, Chiellini, Alex Sandro, Khedira, Pjanic, Bernardeschi, Douglas Costa, Mandzukic, Higuain

Kaydka: Szczesny, Rugani, Asamoah, Marchisio, Bentancur, Sturaro, Muratore

Tottenham: Lloris, Aurier, Sanchez, Vertonghen, Davies, Dier, Dembele, Eriksen, Alli, Lamela, Kane

Kaydka: Gazzaniga, Trippier, Rose, Wanyama, Sissoko, Son, Lucas

1 Aragti ayaa laga dhiibtay ilaa iyo haatan. Ku soo biir dood wadaaga.

  1. moha 13-02-2018 at 10:48 pm -

    Tottenham guuul bn u jarayn