Shaxda Rasmiga Ah Ee Hércules vs Barcelona Iyo Luis Enrique Shax Cusub Kulankan Ku Soo Shirtagay

by Mohamoud Batalaale | Wednesday, Nov 30, 2016

Kooxda Barcelona ayaa caawa saqda dhexe bilaabanaysa in ay xili ciyaareedkii saddexaad oo xidhiidh ah difaacato koobka Copa del Rey oo ay labadii xili ciyaareed ee ugu danbeeyay ku soo guulaystay. Luis Enrique ayaa sheegay in ujeedada kooxdiisu ay tahay in ay xili ciyaareedkii saddexaad oo xidhiidh ah ay ku guulaystaan Copa Del Rey-ga.hercules-v-barca

Samuel Umtiti ayaa kulankan ku soo bilawday kadib markii uu ka soo kabsaday dhaawac ku soo gaadhay xulka qarankiisa France waxaana sidoo kale kulankan ku soo bilawday da’yarka Borja Lopez, Carbonell, Alena si la mid ah xidiga abaarta gool la’aantu hayso ee Alcacer.

Barcelona: Cillssen; Vidal, Umtiti, Borja Lopez, Digne, Carbonell, Denis, Arda, Rafinha, Aleña, Alcacer

Kaydka: 25.Masip 20.Sergi Roberto 21.André Gomes 31.Nili 39.Marc Cardona

Hércules:?

Like it? Share it!

Leave A Response