Shaxda Rasmiga Ah Ee Brighton v Manchester City – Walker, Danilo & Ederson Oo Lagu Soo Bilaabay Shaxda City, Sane, Sterling & Toure Oo Keyd Ku Jira.

by Saed Balaleti | Saturday, Aug 12, 2017

Tababare Pep Guardiola ayaa ku soo bilaabay shaxda kulankiisa ugu horeeya xilli ciyaareedka cusub ee Premier League seddex ka mid ah saxiixyadiisa cusub iyadoo goolhaye Ederson, daafacyada Walker iyo Danilo ay boos ka heleen shaxda.

Xiddigo waa weyn ayaana kursiga keydka fadhiya sida Raheem Sterling, Yaya Toure, Leroy Sane iyo saxiixa cusub Bernardo Silva. Iyadoo khadka dhexe uu taagan yahay Fernandinho, waxaana weerarka isku baheystay De Bruyne, David Silva, Gabriel Jesus iyo Sergio Aguero.

SHAXDA RASMIGA AH:

Brighton: Ryan; Bruno, Dunk, Duffy, Suttner; Brown, Propper, Stephens, March; Gross; Hemed.

Keyd: Maenpaa, Huenemeier, Rosenior, Sidwell, Murphy, Knockaert, Murray.

Man City: Ederson, Walker, Kompany, Otamendi, Stones, Danilo, Fernandinho, De Bruyne, D Silva, G Jesus, Aguero

Keyd: Bravo, Bernardo, Sterling, Sane, Mangala, Foden, Yaya Toure

Aragtidaada Ku Dhiibo Facebook

comments