Shaxda Rasmiga Ah Ee Arsenal Vs Southampton Iyo Arsene Wenger Oo Shaxdiisa Si Wayn Isbadal Ugu Sameeyay

by Mohamoud Batalaale | Wednesday, Nov 30, 2016

Arsenal ayaa Emirates Stadium ku soo dhawaynaysa kooxda Southampton ee kulanka sideed dhamaadka EFL Cupka waxayna Gunners doonaysaa in ay xili ciyaareedkan sii wadato tartankan kadib markii ay xili ciyaareedii ugu danbeeyay meel fiican ka gaadhi wayday. Arsenal ayaan wax guuldaro ah soo arkin 19 kii kulan ee ugu danbeeyay tartamada oo dhan waxayna caawa doonayaan in ay  kulankii 20 aad guuldaro la’aan ku jiraan.34

Arsene Wenger ayaa goolkiisa ku soo bilaabay goolhayaha da’yarka ah ee Martinez oo dhawaan heshiis cusub saxiixay waxaana difaaca ku soo wada bilawday  Jenkinson, Holding, Gabriel iyo Gibbs. Waxaa dhexda danbe ka wada ciyaari doona  Coquelin iyo Elneny waxaana ka horayn doona Reine-Adelaide, Ramsey iyo Iwobi waxaana safka weerarka hogaaminaya Lucas Perez.

SHAXAHA RASMIGA AH EE LABADA KOOXOOD:

ARSENAL:  Martinez, Jenkinson, Holding, Gabriel, Gibbs, Coquelin, Elneny, Reine-Adelaide, Ramsey, Iwobi, Lucas

SOUTHAMPTON:

 

Like it? Share it!

Leave A Response