Shaxaha Rasmiga Ah Ee Lyon v Juventus, Leicester City v København Iyo Kulamada Kale Ee Champions Leaque-ga

by Mohamoud Batalaale | Tuesday, Oct 18, 2016

Juventus ayaa marti u ah kooxda Lyon oo ay kuwada jiraan Group H, waxayna kooxda ree France doonaysaa in ay   dib ugu soo laabato wadada guusha ee Group H Champions League ka dib markii kulankii ugu danbeeyay ay guuldarro 1-0 ka soo gaartay kooxda Sevilla.

Laakiin  kooxda Juventus oo  ay hogaanka Group H isla hayaan kooxda Sevilla oo ay wadaagaan min afar dhibcood ayaa doonaysa in ay guul ka soo gaadho Lyon si ay u sii dheeraysan karto dhibcaha Champions Leaque-ga si ay meel fiican ugaga jiri karto groupkeeda.social-eng

Dhinaca kale kooxda Leicester City ayaa kulan Champions League ah ciyaareysa markii saddexaad iyadoo guuldarro culus ay ka soo gaadhay kulankii  horyaalka Premier League ee ay Chelsea martida u ahayd. Kooxda Claudio Ranieri ayaa ku dhibtooneysa inay soo bandhigto qaab ciyaareedkii ay horyaalka ku qaadeen xilli ciyaareedkii h--e laakiin kulan Champions League ah oo ay gurigooda ku ciyaarayaan waa wax kale, la yaabna ma noqon doonto inay mar kale badiyaan.

SHAXDA RASMIGA AH EE  LYON VS JUVNETUS:

Lyon: Lopes, Yanga-Mbiwa, Nkoulou, Diakhaby, Rafael, Darder, Gonalons, Tolisso, Morel, Fekir, Lacazette.

Juventus: Buffon, Bonucci, Sandro, Evra, Alves, Barzagli, Pjanić, Khedira, Lemina, Higuaín, Dybala.

SHAXDA RASMIGA AH EE LEICESTER CITY  VS KOBENHAVN:

Leicester City: Schmeichel, Simpson, Huth, Morgan (c), Fuchs, Mahrez, Drinkwater, King, Albrighton, Slimani, Vardy.

Kaydka: Copenhagen: Zieler, Hernandez, Musa, Amartey, Schlupp, Okazaki, Ulloa

København: Olsen, Ankersen, Zanka, Johansson, Augustinsson, Verbič, Kvist, Delaney, Toutouh, Santander, Cornelius.

SHAXA RASMIGA AH EE LEVERKUSEN VS TOTTENHAM:

Bayer Leverkusen: Leno, L. Bender, Tah, Toprak, Henrichs, Mehmedi, Kampl, Aranguiz, Calhanoglu, Kiessling, Hernandez.

Tottenham: Lloris, Trippier, Dier, Vertonghen, Rose, Wanyama, Alli, Eriksen, Son, Lamela, Janssen.

CSKA v MONACO

CSKA: Akinfeev, Fernandes, Ignashevich, V Berezutskiy, Shchennikov, Wernbloom, Natcho, Tosic, Ionov, Golovin, Traore.

Monaco: Subasic, Sidibé, Jemerson, Glik, Raggi, Fabinho, Bakayoko, Moutinho, Silva, Lemar, Germain.

BRUGGE v PORTO

Brugge: Butelle, Poulain, van Rhijn, Denswil, Pina, Simons, Claudemir, Vormer, Vanaken, Vossen, Limbombe.

Porto: Casillas, Layun, Felipe, Marcano, Telles, Danilo, Herrera, Otavio, Torres, Jota, Silva.

DINAMO v SEVILLA

Dinamo: Livaković, Stojanovič, Sigali, Schildenfeld, Sosa, Kneževič, Benković, Pavičić, Antolić, Hilal Soudani, Fernandes.

Sevilla: Rico, Rami, Escudero, Mercado, Mariano, N’Zonzi, Nasri, Pareja, Vitolo, Vasquez, Vietto.

Like it? Share it!

Leave A Response