Shaxaha Rasmiga Ah Ee Arsenal v Ludogorets Iyo PSG v Basel, BAYERN v PSV Iyo Shaxaha Kulamada Kale Ee Champions Leaque-ga

by Mohamoud Batalaale | Wednesday, Oct 19, 2016

Kooxaha Group A ku wada jira ee Asenal, Ludogorets, PSG iyo Basel ayaa caawa ciyaari doona kulamadooda saddexaad ee heerka Groupyada Champions Leaque-ga. Kooxaha Arsenal iyo PSG ayaa min 4 dhibcood lehhalka kooxaha udogorets iyo Basel ay leeyihiin min hal dhibic oo kaliya waxayna u muuqataa in Arsenal iyo PSG ay yihiin labada kooxood ee ugu cad cad in ay groupkan ka soo baxaan balse kaalinta kaad ayaa noqon doonta waxa ay sida wayn ugu loolami doonaan.

Kooxda  Paris Saint-Germain ayaa garoonkeeda Parc Des Princess ku soo dhawaynaysa kooxda ree Switzerland ee Basel oo kulankii h--e guuldaro kala kulantay Arsenal waxayna PSG doonaysaa in ay Arsenal kula tartanto kaalinta kowaad ee Group A waxayna diyaar u tahay in ay FC Basel guul ka gaadho. PSG ayaa kulankii ugu horeeyay barabro la gashay Arsenal halka ay kulankii labaad guul ka soo gaadhay kooxda Ludogorets.gun__1472144082_champions-league

Arsenal ayaa ku jirta qaab ciyaareedkeedii ugu fiicnaa muddo dheer waxayna soo joogtaysay qaab ciyaareedkeeda maxaliga ah iyo kan yurub. Arsene Wenger ayaa loo arkaa inuu xili ciyaareedkan haysto kooxdiisii ugu fiicnayd muddo sanado badan ah.

SHAXDA RASMIGA AH EE ARSENAL VS LUDOGORETS:

Arsenal: Ospina, Bellerin, Koscielny, Mustafi, Gibbs, Coquelin, Cazorla, Walcott, Ozil, Oxlade-Chamberlain, Alexis.

Ludogorets: Stoyanov, Minev, Moti, Palomino, Natanael, Dyakov, Anicet, Wanderson, Marcelinho, Misidjan, Cafu.

SHAXAHA RASMIGA AH EE  PSG V FC Basel:

PSG v BASEL

PSG: Aréola, Aurier, Marquinhos, Thiago Silva, Kurzawa, Rabiot, Verratti, Matuidi, Lucas, Cavani, Di María.

Basel: Vaclík, Traoré, Lang, Suchý, Álvarez, Die, Xhaka, Steffen, Delgado, Bjarnason, Doumbia.

 

SHAXAHA KULAMADA KALE EE CHAMPIONS LEAQUE-GA:

CELTIC v GLADBACH

Celtic: Gordon, Lustig, Toure, Sviatchenko, Tierney, Bitton, Brown, Forrest, Rogic, Sinclair, Dembele.

Borussia Monchengladbach: Sommer, Wendt, Elvedi, Vestergaard, Korb, Strobl, Kramer, Hofmann, Stindl, Traore, Hahn.

BAYERN v PSV

Bayern Munich: Neuer, Lahm, Boateng, Hummels, Alaba, Kimmich, Alonso, Thiago, Robben, Lewandowski, Müller.

PSV Eindhoven: Zoet, Brenet, Schwaab, Moreno, Willems, Guardado, Pröpper, S.De Jong, Narsingh, L.De Jong, Pereiro.

 

Like it? Share it!

2 Comments so far. Feel free to join this conversation.

  1. Xidiga xulka qaranka somaliland 20-10-2016 at 8:14 am - Reply

    Sanadka psg ayaaa iska leh

  2. Siciid.cabdi.guuleed.qayre 19-10-2016 at 9:11 pm - Reply

    Arsenal oo.caawa gurigeeda.ku soo.dhaweynaysa kooxda ludogorets marka guul arsenal 4 ludogorets o hadii.ilaahay.yiraa caawa 9:45pm

Leave A Response