Sawirro: Liverpool Oo U Ambabaxday Spain Si Ay Tababar Ugu Sameeyaan Ka Hor Finalka Champions League & Emre Can Oo Kooxda Ku Soo Laabtay

by Saed Balaleti | Wednesday, May 16, 2018

Emre Can ayaa la safray kooxda Liverpool si ay tababar ugu soo sameeyaan magaalada cimilada diiran ee Marbella ee tirsan gobolka Malaga ee dalka Spain.

Xiddiga heerka caalami ee dalka Jarmalka ayaa dib ugu soo laabtay kooxdiisa ka dib markii uu ku maqnaa dalkiisa Jarmalka oo uu u aaday inuu isaga soo daweeyo dhaawac uu ka qabay dhabarka.

Shaqaalaha caafimaadka kooxda ayaa bilaabi doona inay qiimeyaan xiddiga khadka dhexe iyagoo rajo ka qaba inuu ka qeyb qaato finalka Champions League ee ka dhacaya magaalada Kiev ee dalka Ukraine, waxaana fure u noqon doonta inuu ka qeyb qaato tababarka dhameystiran ee ay ku sameeynayaan Spain.

24 jirkaan ayaa u dagaalamaya inuu taam u noqdo finalka Champions League ee ay 26ka bishaan la ciyaarayaan Real Madrid iyadoo qandaraaskiisa kooxda uu sidoo kale dhacayo xagaagan, waxaana lala xiriirinayaa inuu si xor ah ugu wareegayo kooxda Juventus.

17 Fekradood ayaa laga dhiibtay ilaa iyo haatan. Ku soo biir dood wadaaga.

  1. Axmeduu 18-05-2018 at 8:07 am -

    Waxaan %100 ku kalsoonahay in Reds ay ka adkaan karto Real
    Kuna guuleysaneyno Championship
    Ugu horeen koobka waxaa shumin doona MOHAMED SALAH
    Guul LIVERPOOL

  2. Ahmed wali sky 17-05-2018 at 4:58 pm -

    liverpool ayaan aamin sanahay ineey cup kaan qaadi doonto marka la fiiriyo qaabka iyo speed ka ee ku socto iyo xidigaha Dada yar ee wadato uu hogaamiye u yahay mo salah & sadio Mane & Roberto ferminho ( guul) yanwa reads

  3. Liban suftu 17-05-2018 at 3:09 pm -

    Alle ninki xusa asagana wau xusi viva Liverpool mane, Can iyo Salah dhamaan waa muslimin guuuul inshallah

  4. halaczaeed 17-05-2018 at 6:57 am -

    Real rag dhiigleh ismay arag
    Hortooda ayan Ku qaadaynaa
    Viva liverpool

  5. KDB 17-05-2018 at 4:46 am -

    Daday rbtaa inay lvrpool kabkooda inay ugu timado kabacdiina qaado riyo ayaad kujirtaan asxabay ee kakaca
    Real Madrid !hala hala ยก

  6. Cumar maxamed khaliif 17-05-2018 at 1:08 am -

    InSha ALlH
    GuuL
    LivarbooL YNWA
    ๐Ÿ’Ÿ๐Ÿ’Ÿ๐Ÿ’Ÿ

  7. Jaabir 16-05-2018 at 10:53 pm -

    2 team cidna matageero lkn si uu xamasad uyesho liverpool haqado

  8. Cabdikariim niic 16-05-2018 at 10:34 pm -

    hhhhhhh taageere xaarlona codkiina Liverpool uga shuba hadii codkiina lagu siinayo dhaga weynahaas Madrid ayuu usocdaaa e waxba ha isdaalina

  9. mo salah 16-05-2018 at 10:34 pm -

    viiiva liverpoool

  10. Ali 16-05-2018 at 10:31 pm -

    Koob ay qaadaan primeirleage ama f A cup goormee ugu dambaysay waxaa maqli jiray fulay dhaq dhaqaaqiisa ayuu dadka tusaa si uu geesi nimo uga raadiyo iga qora realmadrid ayaa qaaadaysa waaana ila arki doontaan ma dheera waa sabtida dambe

  11. Salmaan Cabdi shire 16-05-2018 at 9:46 pm -

    Guul liverpool insha allaah

    mo Zalah

  12. mo salah 16-05-2018 at 9:27 pm -

    insha allaah guul iyo gobanimo liverpool viva mo salah viva s mane

  13. Maxamed c/qaadir c/daahir 16-05-2018 at 8:30 pm -

    in shaallh livelooq ayaa soo golysan

  14. Hussein 16-05-2018 at 8:28 pm -

    Viva liverpool i wish we will won champion league in this year insha allah came one reds for ever

  15. Liverpool 16-05-2018 at 8:12 pm -

    YNWA LFC

  16. Hamzeeh 16-05-2018 at 8:08 pm -

    Markasta waa lga qaadin chambionka meel ha Farsi staan

  17. Isba 16-05-2018 at 8:00 pm -

    Viva liverpool