Safafka Labada Dal Ee Russia Vs Saudi Arabia

Goor dhaw ay si rasmi ah u bilaaban doontaa kulanka lagu daah furayo koobka aduunka ee Russia Vs Saudi Arabia.

SAFAFKA LABADA DAL

RUSSIA STARTING XI: Akinfeev; Mario Fernandes, Kutepov, Ignashevich, Zhirkov; Gazinskiy, Zobnin, Dzagoev, Samedov, Golovin; Smolov

SAUDI ARABIA STARTING XI: Al-Maiouf; Alburayk, Os.Hawsawi, Om. Hawsawi, Al-Shahrani; Otayf, Al-Dawsari, Al-Faraj, Al-Jassam; Al-Shehri, Al-Sahlawi