Saadaasha Khabiirka BBC-da Mark Lawrenson Kulamada 14-aad Ee Horyaalka Ingiriiska, Muxuu Ku Saadaaliyay Kulanka Etihad Stadium?

by Abdirashid Mohamud "SHarDinHO" | Friday, Dec 2, 2016

Khabiirka BBC-da Mark Lawrenson ayaa isbuucaan waayay taageerada kooxaha Liverpool Iyo Chelsea kadib markii uu guulo u diiday waa sida uu kusoo saaraay saadaashiisa kulamada 14-aad ee horyaalka Ingiriiska.

Lawro ayaa saadaaliyay in Chelsea ay guuldaro kala soo laaban doonto garoonka Etihad Stadium markaas oo ay u martin doonaan Manchester City, Pep Guardiola ayaana wajahaya Antonio Conte waana markii ugu horeysay oo ay labadaan nin isaga hor yimaadaan EPL-ka madama ay xagaagan soo wada gaareen.

Lawro wuxuu aaminsan yahay in Manchester City ay 2-1 ku adkaan doonto, waxaana soo afjarmi doona guulahii xiriirka ahaa ee kooxda hadiiba ay rumowdo saadaashiisa.

Dhanka kale Lawro ayaa guul siiyay Arsenal oo booqaneysa Sabtida garoonka Olympic Stadium iyadoo la ciyaari doonta West Ham, halka Liverpool iyo Bournemouth uu ku saadaaliyay barbaro 1-1 ah.

Si la mid ah Lawro wuxuu guul u diiday Manchester United oo booqaneysa garonka Upton Park iyagoo lasoo ciyaari doona Everton.

lawro-2

Like it? Share it!

10 Comments so far. Feel free to join this conversation.

  1. ahmed geedan 03-12-2016 at 7:57 pm - Reply

    waxba kama jiraan saadaalinta odayaashan ingriiska kaliya waa jira waxa uu illahy kadhigo

  2. chealse 02-12-2016 at 5:16 pm - Reply

    beenaale wadlaway waxaweeyi M.city1Chealse2(1:2)

  3. capdalla king de gunnerz 02-12-2016 at 4:03 pm - Reply

    m.city 3-0 chelsea
    w.ham 0-5 Arsenal
    m.utd 0-0everton
    liverpool 1-0 boura

  4. abdirizao 02-12-2016 at 3:59 pm - Reply

    Liverpool2_1bournemouth guul liv

  5. aguero 02-12-2016 at 3:38 pm - Reply

    yes waa sadaaliyey runtii lakin shaqsi ahaan waxan qaba in intaa goolasha kabadan doonaan

  6. Cabdulaahi 02-12-2016 at 2:55 pm - Reply

    Man city vs chelsea 1 /3 arsenal vs west ham 1/1 totanham vs swansea 2 /0 liverpool vs fc bounbouth 2/3 everton vs man united 2/3

  7. hszard 02-12-2016 at 2:30 pm - Reply

    chealsea 3-1city

  8. liibaan 02-12-2016 at 2:26 pm - Reply

    man city vs Chelsea 0-1. guul chelsea viva Diego costa ayaa u rajeynayaa in uu dhaliy goal ka

  9. Hamse carab 02-12-2016 at 11:18 am - Reply

    Kani waxba garan maayo mee paul merson ninkaasaa khabiir ahaaye bal waan eegnaa wuxuu saxo.

  10. Nadiir sheikh 02-12-2016 at 10:08 am - Reply

    ani sadashayda koxaha waawayn
    man city 1=1chelsea
    arsenal 2=2 West Ham
    totanham 2=1swensea
    Liverpool 3=1bounbouth.
    everton 1=2man united

Leave A Response