RASMI: Weeraryahan Hary Kane Oo Qandaraaska U Kordhiyay Kooxdiisa Spurs

by Abdirahman Qoslaaye | Thursday, Dec 1, 2016

Weeraryahanka kooxda Tottenham Harry Kane ayaa qalinka ku duugay heshis cusub oo kooxdaasi ku siin heyn doona ilaa bratahama sanadka 2022, sidaasi waxaa haatan xaqiijiyayn kooxdiisa.

Gooldhaliyaha xulka qaranka England ayaa ah hogaamiyaha goolasha kooxdaasi Spurs isagoo dhaliyay 6 gool inkastoo uu garoonmada ka maqnaan ku dhawaad bil si kasto 23 jirkaan ku soo laabtay kooxdiisa koowaad kulankii North London derby ee ay la ciyaraeen Arsenal ayaa shan jeer shabaqa soo taabtay afartii kulan ee ugu danbeysay ee uu ciyaaray.

kane

Kane ayaa lala xiriirinayay inuu isaga tagi doono kooxdiisa laakin wuxuu haatan sii afjaray sheekadaasi waxaana war kasoo baxay kooxda lagu yiri “Waxaan ku faraxsanahay inaan ku dhawaaqno in Hary Kane uu kooxda u saxiixay heshiis uu ku sii joogaya ilaa 2022”.

“IWaa cajiib, qof waliba ayaa og sida ana kooxdaan u jeclahay, wax aan u hayo kooxdaan, inaan saxiixo qandaraas cusub waa wax khaas ah, waxan heysanaa koox cajiib ah” ayuu yiri Kane.

Like it? Share it!

Leave A Response