Rasmi: Gareth Southgate Oo Magacaabay Safka England Ee Koobka Aduunka Xilli Uu Ka Reebay Joe Hart Iyo Jack Wilshere

by Jaalle | Wednesday, May 16, 2018

Tababaraha England Gareth Southgate waxa uu magacaabay safkiisa Koobka aduunka isaga oo ka reebay Jack Wilshere iyo  Joe Hart.

Wilshere waxaa la qabaa in loo reeay dhaawac jilibka uu qabo darted.

26 jirka ma uusan dheelin labadii kulan ee Arsenal ugu dambeeyey dhaawac dartiis waxaana la qabaa in Southgate diiday halis in uu u bareero.

Dhinaca kale waxaa la reebay goolhayihii dookha kowaad ee England tartankii ugu dambeeyey ee rasmiga ahaa, Joe Hart kaddib markii ay West Ham u noqotay horyaalka heerka labaad.

Hart waxaa booskiisii joogta ahaa ee West Ham ka qaaday Adrian bartamihii ol’olahan.

Jordan Pickford, Nick Pope and Jack Butland ayaa ku loolammi doona booska kowaad ee safka Southgate ee koobka aduunka Russia.

Goolhayeyaal: Jordan Pickford (Everton), Jack Butland (Stoke), Nick Pope (Burnley)

Daafacyada: Trent Alexander-Arnold (Liverpool), Kyle Walker, Kieran Trippier, Danny Rose (all Tottenham), Harry Maguire (Leicester), Phil Jones (Man Utd), John Stones (Man City), Gary Cahill (Chelsea)

Khad Dhexe: Jordan Henderson, (Liverpool), Eric Dier, Dele Alli (both Tottenham), Jesse Lingard, Ashley Young (both Man Utd), Fabian Delph (Man City), Ruben Loftus-Cheek (Chelsea),

Weeraryahanno: Raheem Sterling (Man City), Jamie Vardy (Leicester), Harry Kane (Tottenham), Marcus Rashford (Man Utd), Danny Welbeck (Arsenal). Standby: Tom Heaton Heaton, James Tarkowski (both Burnley), Lewis Cook (Bournemouth), Adam Lallana (Liverpool), Jake Livermore (WBA).

 

 

165 Shares

23 Fekradood ayaa laga dhiibtay ilaa iyo haatan. Ku soo biir dood wadaaga.

  1. shaaaaafi 18-05-2018 at 1:58 pm -

    sababaha xulka qaranka England koobab u qaadi la yahay tan oo kale ayaaba ka mid ah why chris smalling looga so tagay kaaso season kan si fiican isku muujiyey bandhig fcna sameeyey oo phil jones oo isaga u fadhiyey iyo stones oo aanba ciyaarin wax badan loo si qaaatay !!!!!!!!!!

  2. West hsm 18-05-2018 at 1:10 am -

    West ham united heerka labad ayay u laabtay!!! Walker isagana tottonham ayuu u ciyara 😂😂😂 laacib waxedu wa ka bad badis markaa ciyarahaba ma dawadan iska so qorayan un 😎

  3. xasansahal 17-05-2018 at 10:53 pm -

    Ha isku mashqulina qaladka laacib service wa ok

  4. Abdalla Ali 17-05-2018 at 4:15 pm -

    Wraada nacalaa shaatigiina iyo surwaalkiina KU yaale ka dhamaada qoraaga waa bili,aadan waa qaldami Karaa qof aan qaldamin malaha qoraaladiina hadii dib loo,raaco qalad badan ayaa laga helayaa cid miyaa idinku qabsatey waa may.Mida kale dhamaanteen waanu ognahy in wlker uu joogo city waaba ujeeda inuu qaldamee maku ceebsaneysaa waa inaad dhahdaa well done pro thanks.

  5. osman 17-05-2018 at 1:54 pm -

    halkan error weynbaa kataagan aaway inankii dahabiga aha jesse lingard

  6. Ceyga 17-05-2018 at 9:49 am -

    Lingard wu kujiraaa saficn ufiiri bro

  7. shy 17-05-2018 at 9:38 am -

    waxaad ka cabirtaan qfka waa ruux bini aadam ah sidoo nh shey ku qaldi karin allah ayaan u gefnaa ruux gaal haadaan shey ka qaladnh ma wx dhip by leedahay
    England waxaan u rajeenaaa guul

  8. Mcm shiine yare 17-05-2018 at 12:57 am -

    Aaaway lingard kkkkk

  9. Sharmaa asad 17-05-2018 at 12:42 am -

    Teda kaleto smalling lama yabni e away lingard
    For man untd best player

  10. Sharmaa asad 17-05-2018 at 12:37 am -

    Hhhhhhhhh
    Warya mxa benta ayey mesha kabadiyene
    Meqa salad
    Kulaha West ham utd aa herka lawad adi
    Hadan ninkii sanadan dhan man city kusocote
    E Walker aya Tottenham u ciyaro kkkkkkkkkkkkkkkk waxkale ayan idika sugeyna

  11. axmed m. cabdulle uurdoox 17-05-2018 at 12:15 am -

    Waa yaab dIfaacii man utd smalling Malaga tagay halkaasi darbi adag baa ku maqan

  12. Victor Lindelof 16-05-2018 at 10:15 pm -

    Ninkan JAALE ku soo galaa wuxu gabi ahaanba la dagay sumcadii LAACIB

    Warkiisu markasta waa qalafsan yahay
    ima uusan cajab galinin

  13. yusuf 16-05-2018 at 8:21 pm -

    aqyarta haladulqaato yanleskuqaban waxyabaha qaaaaaaar

  14. Ilkacase 16-05-2018 at 8:17 pm -

    Malaha qoragu wuxu dhibsaday si bal balaadhan in uu wax uqoroo kkkkk

  15. isma 16-05-2018 at 8:01 pm -

    midaa nagu falbaranaayo aqyaarta aan is kaga dulqaadano kkkkkkkkkk kkkkkkkk

  16. Dayo 16-05-2018 at 7:31 pm -

    Akhyaaray qoraagan jaale Ani waaban kashakiyey wixiisu Waa inuu webka magaca uga cayaaro ban umalaynayaa sidan daacad kama aha

  17. Hassaan 16-05-2018 at 6:52 pm -

    Run ayan u maley markas ayan firi
    Wa

  18. Abdi Rahman 16-05-2018 at 6:38 pm -

    Waxa igula yabka badan aya ah wollker o tottonham uciyara iyo west ham o her labad udhacday wixi la rabo maa la so qoraa yaqey

  19. Hussein 16-05-2018 at 6:29 pm -

    Asc tagerasha webka kuxiran waayab ee webka tafatire male miyaa mise wixii larabo ayaa laiskaga qoraa bal ila eega ninkan soqoraa in ay westaham ay kalinta 2kunoqotay oo sidaa Hart looga reebay xulka qaranka mise ninkan malaha ciyaraha uu dawado waxaa ugudambee waqtigii ay westaham ay udhaa dhici jirtay heerka labaad kkkkk

  20. Hussein 16-05-2018 at 6:27 pm -

    Asc tagerasha webka kuxiran waayab ee webka tafatire male miyaa mise wixii larabo ayaa laiskaga qoraa bal ila eega ninkan soqoraa in ay westaham ay kalinta 2kunoqotay oo sidaa Hart looga teensy xulka qaranka mise ninkan malaha ciyaraha uu dawado waxaa ugudambee waqtigii ay westaham ay udhaa dhici jirtay heerka labaad kkkkk

  21. Ahmed 16-05-2018 at 6:08 pm -

    Waar beenta nagadaaya wast ham miyaada heerkalabaad udhacdayba Waxaa ku jirtaa Kalinta 13naad

  22. Somaliland 16-05-2018 at 5:59 pm -

    KLYE WOLKER MAN CITY ayuu u ciyaaraa!

    Maaha Totenham

    • Abdulahi Hassan 16-05-2018 at 7:36 pm -

      Welker aa tottenham u cayaro kulah