Ozil Iyo Walcott Oo Hogaaminaya Shaxda Kooxda Isbuuca Ee Premier League Ee Shabakada Ciyaaraha Goal

by Abdirahman Qoslaaye | Tuesday, Oct 18, 2016

Shabakada ciyaaraha Goal.com ayaa soo saartay shaxda kooxdii ugu fiicneyd kulamadii sideedaad ee todobaadkaan la ciyaaray iyadoo ay kooxaha London ee Chelsea, Arsenal iyo West Ham ay ciyaartooy ku leeyihiin.

Goolhaye: Maarten Stekelenburg | Everton | Stekelenburg ayaa noqday kaliya goolhayihii todobaad ee taariikhda Premier League ee badbaadiya labo gool ku laad hal kulan kadib markii uu ka joojiyay Kevin De Bruyne iyo Sergio Aguero kulankii Man City.

Daafaca Midig: Kyle Naughton | Swansea  Vs Arsenal

Daafac Dhexe:Eric Bailly | Manchester United Vs Liverpool.

Daafac Dhexe:Charlie Daniels | Bournemouth VS Hull 

Daafac Bidix: César Azpilicueta | Chelsea Vs Leicester

Khadka Dhexe:Ilkay Gundogan | Manchester City Vs Everton

Khad DHexe:Dele Alli | Tottenham Hotspur Vs West Brom

Khad DHexe: Manuel Lanzini Vs Crystal Palace

Khadka DHexe:Joe Allen | Stoke City Vs Sunderland

Khad DHexe: Mesut Ozil | Arsenal Vs SSwansea

Weerarka: Theo Walcott Vs Swansea

Like it? Share it!

4 Comments so far. Feel free to join this conversation.

  1. Abshir yare 18-10-2016 at 2:44 pm - Reply

    shaxdan dadki.soosaray wax badan Ayaaba kaqaldan marka gadaal ha isugu laabtano yaan lagu yabine meeqa ciyaryahan aya kamuuqan

  2. Mohammed abdi salad 18-10-2016 at 2:03 pm - Reply

    sax ma ahan aaway goal ma gafe Diego Costa oo isbuucaan goalkiisii 7aad dhaliyey

  3. Maxamed 18-10-2016 at 1:50 pm - Reply

    Sax ma ahan sidan weeye goolkibarka de gea daafaca midig maoareal dafaca dhexe kasholy dafaca dhexe mustafidafaca bidix ivanvic qadka dhexe özill cazorla weerarka welcot viva msn and bbc

  4. Mustafe Atam 18-10-2016 at 1:46 pm - Reply

    Shaxdan Badankeeda Kuma Raacsani Qiimeyntana Sidaan Xataa uma Dhawa waliba Dhexda Iyo Weerarka.

Leave A Response