Oops Daawo: Alex Iwobi Oo Adduunka Ku Ceebaystay Javier Masherano, Waxba Umuu Reeban

by Abdiweli Adan Jamac | Wednesday, Nov 15, 2017

Xiddiga kooxda Arsenal ee Alex Iwobi ayaa fariin u diray Arsene Wenger ka hor kulanka North London Derby kadib qaab ciyaareed cajiib ah oo uu soo bandhigay kulankii ay Nigeria guusha soo laabashada leh ka gaartay Argentine.

Da,yarka ayaa sidoo kale ceebastay khabiirka reer Argentine iyo kooxda Barcelona ee Javier Mascherano isaga oo farsamo cajiib ah ku dhaafay ka hor inta uuna goolka dhalin.

Xiddigan ayaan si joogto ah ugu ciyaarin kooxdiisa Arsenal laakiin kadib qaab ciyaareedkan waxa uu mudan yahay in uu helo boos joogto ah Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Aragtidaada Ku Dhiibo Facebook

comments