Muuqaal:Wooow Ma Aragtaan Premier League!!!! Daawo Lukaku Oo Dhaliyay Gool Cajiib Ah Oo Uu Ku Xaday Indhaha Caalamka

by Abdiweli Adan Jamac | Tuesday, Jul 18, 2017

Kooxda Man United ayaa xalay gaartay guusheedii labaad ee kulama isku diyaarinta iyada oo 2/0 uga talaabsatay kooxda Real Salt Lake.

Goolal ay dhaliyeen xiddigaha Henrik Mkhitaryan iyo Romelu Lukaku ayaa Red Devils ka caawiyay in ay gaaraan guul qaali ah oo waliba kalsooni dhis ah.

Waxaba ka sii darnaa goolkii cajiibka ahaa ee uu dhaliyay weeraryahanka ugu qaalisan premier league ee Romelu Lukaku kaas oo dhaliyay gool indho qabatin leh Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Aragtidaada Ku Dhiibo Facebook

comments