Muuqaal:Hoo Ku Go,e: Daawo Taageerayaasha Oo Goolhaye Gianluigi Donnarumma Lacago Been Ah Ugu Soo Daadiyay Goolkiisa

by Abdiweli Adan Jamac | Monday, Jun 19, 2017

Goolhayaha kooxda Ac Milan iyo xulka qaranka Italy ee Gianluigi Donnarumma ayaa xalay lagu bahdilay intii uu ku jiray kulankii uu xulka qarankiisa 21 jira u ciyaarayay.

Taageerayaal aan ilaa haatan la aqoonsan ayaaa goolhyahan lacag faalso ah ugu daadiyay goolkii uu ilaalinayay iyaga oo uga jeeda kadib heshiis kordhintii uu diiday.

Xiddigan ayaa dhowaan diiday in uu heshiis cusub u saxiixo kooxdiisa Ac Milan isaga oo doonaya in isaga tago kooxda xagaagan ama xagaaga kale Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan