Muuqaal:Hadii Aad La Yaabanayd Badbaadintiii David De Gea Ee Kulankii Arsenal, Bal Daawo Badbaadintii Ugu La yaabka Badnayd Ee Uu Sameeyay Goolhayaha Barcelona Kulankii Sporting, Adiga Xitaa Yaabaya.

by Abdiweli Adan Jamac | Wednesday, Dec 6, 2017

Goolhayaha Kooxda Barcelona ee Jasper Cillessen ayaa xalay caalamka kaga yaabsaday badbaadin uu sameeyay kulankii Sporting Lisbon ee ka tirsanayd champions league.

Jasper Cillessen ayaa badbaadiyay kubad ayna macquul ahayn in ay goolhayayaal badan badbaadin karaan kadib markii uu weeraryahan kooxda Sporting la hor tagay goolka.

Laakiin Goolhayaha kooxda Barcelona ayaa is kala bixiyay kubadana u diiday in ay goolka gasho isaga oo xitaa weeraryahankii kubada isku dayay in uu dhaliyo u qaadan waayay Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan