Muuqaal: Yaa Iska Celin Kara? 4 Shaxood Oo Cajiib Ah Oo Ay Kooxda Barcelona Ku Ciyaari Karto Xilli Ciyaareedka Cusub, Shaxdee Ugu Shidan?

Kooxda Barcelona ayaa xagaagan si fiican uga soo adeegatay suuqa iyada oo samaysay 4 saxiix oo cajiib ah kuna xoojisay kooxdeeda.

Barcelona ayaa si weyn isugu diyaarinaysa in ay xilli ciyaareedkan reebi waydo wax koob ah dhamaantoodna u wada qaadato Camp Nou.

Hadaba waxa shax 4 shax oo cajiib ah laga sameeyay xiddigaha ay kooxda Barcelona la soo wareegtay iyo kuwii ay horay u haysatay shaxdee Ayaa u awood sheegan karta Yurub? Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan