Muuqaal: Yaa Adiga Ku Yidhi Ka Tag Meel Lagaa Jecel Yahay, Daawo Qaabkii Ay Xiddigaha Kooxda Juventus Ugu Digteen Cristiano Ronaldo Kadib Markii Uu Khalad Sameeyay

Xiddigaha kooxda Juvenus ee Douglas Costa & Paulo Dybala ayaa si baas ugu digtay Xiddiga Cristiano Ronaldo intii ay ku jireen tababarka isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub.

Qaar ka mid ah xiddigaha kooxda ayaa isku tuur-tuurayay kubada iyada oo loo diidayay in ay dhulka taabato kubadu Laakiin Ronaldo ayaa khalad galay oo ay kubadu dhulka kaga dhacay.

Douglas Costa & Paulo Dybala ayaa si baas ugu digtay Ronaldo iyaga oo qoob ka ciyaar isla helay iyaga oo waliba ku qoslaya Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

1 Aragti ayaa laga dhiibtay warbixintaan

  1. War doqoniimada iskadaaya waxad soodhigaysan kafiirsada anu mid mid ayan ulasocda inta aydn soodhigin ayan dawda training ka kubada muu qaldin ee goolka ayuu kusoo leexyay teeda kle kudara waa xidig aduun haysta shan

Comments are closed.