Muuqaal: Woow Cajiib Daawo Marco Asensio Oo Mar Kale Awoodiisa Tusay Adduunka Gool Indho Qabatin Leh Ayuu Shabaqa Dhex Dhigay

by Abdiweli Adan Jamac | Sunday, Jun 18, 2017

Da,yarka kooxda Real Madrid iyo xulka qaranka Spain ee Marco Asensio ayaa wali sii wada sixirka indhaha adduunka isaga oo dhaliyay gool cajiib ah oo soo jiitay indhaha taageerayaal badan.

Xiddigan ayaa ka qayb qaaday koobka adduunka ee xiddigah 21 jirada isaga oo xulka qarankiisa u matalaya koobkaas waxana uu gool cajiib ah ka dhaliyay xulka qaranka macedonia.

Asensio ayaa inta uu kubada ka helay xiddig ay isku xul yihiin meel fog ka toogtay goolka waxana uu dhaliyay gool qurux badan oo uu goolhayihii daawasho ka soo hartay laacibtv Ka Daawo Muuqaalka

Aragtidaada Ku Dhiibo Facebook

comments